Maandooriye tiro badan oo lagu soo qabtay howgal ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirro)

Booliska Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay sameeyey howlgallo ay ka wadeen degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir kaasoo looga hortagayey dadka sameeya waxyaabaha maanka dooriya. Qaar ka mid ah degmooyinkii laga sameeyey howlgalka ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga soo qabtay Maandooriye iyo dadkii sameynayay, kuwaasoo lagu soo bandhigay Xarunta Dembi-baarista CID-da. Khamri dhalooyin waaweyn … Continue reading Maandooriye tiro badan oo lagu soo qabtay howgal ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirro)